DAAWO: Beelaha Bariga Burco iyo Buuhoodle oo heshiis hordhac ah gaadhay iyo odayaal la dhaariyay.

Shir nabadeed saaka ka furmay deegaanka Aadan Waal ee gobolka Buuhoodle oo ay isku soo horfadhiisteen labada beelood ee ee kasoo kala jeeda Qorilugud iyo Buuhoodle ayaa laga soo saaray qodobo hordhac ah oo labada beelood ku heshiiyeen.

Daawo warbixin arintaa uu ka diyaariyay telefishanka somali channel.

 

Gabiley.net