Daawo: Muran Dhul oo sababay in la dhagaxtuuro Ciidanka Boliska ee magaaladda Berbera

Xagay ku danbaysay xayiraadii dhulka ee Madaxweynuhu ku xayiray dhulka Berbera muddo laga joogo halsano. Daawo muuqaalka dadcadhaysan oo dhagax tuuray Ciidanka Boliska Berbera, ka dib markii ay ciidanku yimaadeen dhul muran ka jiro, iyada sida ay saxaafaddu xor u tahay oo xataa dumarkii odhanayaan naga duuba muuqaalka, miyaydaan ahayn saxaafad madaxbanaan mise waxaad tihiin Saxaafadda Qaranka ee dawladdu leedahay?.

https://www.youtube.com/watch?v=FYyc9cAnL6k

 

Gabiley News Network