Daawo: Muuqaal Madaxweyne Siilaanyo oo shacabka la tukaday salaadii roob doonta.

Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa saaka dadweynaha magaalada Hargeysa kala qayb galay salaad roob doon ah oo guud ahaan dalka looga dareeray subaxii saaka oo axad ah.

Madaxweynaha ayaa saaka dadka kula tukaday Masjidka Tabliiqa oo ku yaala bariga magaalada ,isagoo halkaas ka duceeyay.

Daawo.

Gabiley.net