DAAWO Roob aad loogu diirsadey oo ka da’ay Caasimada somaliland ee Hargeysa.

Hoos ka daawo Roob aad loogu diirsadey oo ka da’ay Caasimada somaliland ee Hargeysa iyadoo doraad laga tukadey dalka oo dhan roob doonta ilaahey dadka ka aqbaley.

logadagnn