DAAWO: TV German ah oo warbixin xiiso leh ka diyaariyey Somaliland

“Somaliland: Die Rückkehrer ” Tvga Germany Ee ARD Oo Barnaamijka ka soo gala Maalinta Axada Ee La yidhaahdo Weltspiegel Oo English ahaan Ku Noqonaysa “World Mirror ” Ama Muraayada aduunka Barmaajijkaas oo Maalin kasta oo Axada lagu soo qaato sadex Wadan oo Dunida ka mida Ayaa Axadii Dhaweed waxa sadexda wadan ka mid ahaa ‪#‎somaliland iyaga oo ka Diyaariyay video Warbixin kooban ah Nabada Ka jirta somaliland Iyo Horumarka ka socda.


Gabiley News Network