DAAWO: Xildhibaan Dheeg oo Madaxweynaha kula taliyay in uu Gudoomiyaha Maxkamada sare usoo Magacaabo nin aan balwad lahayn.

Xildhibaan  Maxamuud Maxamed yaasiin (Dheeg ) oo ka tirsan odayaasha aqalka Guurtida Somaliland ayaa madaxweynaha kula taliyay inuu Maxkamada sare usoo magacaabo nin aan balwad lahayn,waxanu sheegay xildhibaanku in aanu madaxweynaha mar danbe ku taageeri doonin xilka qaadista Gudoomiyaha hadii uu taladiisaa qaadan waayo .

Halkan ka daawo Xildhibaanka oo arintaas ka hadlaya.

Gabiley.net