DAAWO:Roob Maasheeyay Magaalada Burco iyo Salaad Alle Loogu Mahadnaqaayo oo Laga Tukaday Magaalada.

Halkan Ka DaawoSalaadii Roob Doonta Ahayd Ee Magaalada Burco Laga Tukan Lahaa Oo Isku Bedeshay Salaad Alle Loogu Mahadnaqaayo Kadib Markii Habeenkii Xalay Uu Magaalada Burco Roob Baaxad lehi Ka Da’ay.

Loogada GNN