War Deg Dega:Dablay Hubaysan oo Weerar Ku Qaaday Xarunta Magaalada Wajeer ee Dalka Kenya

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Wajeer ee xarunta Gobolka Waqooyi Barri Kenya ayaa sheegaya in Rag ka tirsan Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Xarunta Degmada Wajeer iyo Xafiiska Guddoomiyaha Magaaladaasi,waxaana Ciidamada Kenya ee Magaalada Wajeer ku sugan iyo Al-shabaab ku dhexmaray Dagaal Muddo Soconayay.

Ilaa hada lama Oga Khasaaraha Nafeed iyo midka Dhaawac ee Dagaalka uu Sababay.
Xarakada Al-shabaab ayaa hore weeraro ugu qaaday gudaha Kenya.

 

warka oo Faahfaahsan kala Soco Gabiley.Net