DHAGAYSO:Guddidii Farsamada Shirka Cadaado ee G.Dhexe Somaliya oo la kala Diray

Odayaasha dhaqanka ee Shirka Cadaado ayaa kala diray Guddidii Farsmada ka dib markii ay ku eedeeyeen inay diideen inay ergada ku daraan Xubno ka socday Gobolka Mudug oo markii hore maqnaa.

Odayaasha Dhaqanku waxay ku doodeen in Maamulka Gobollada Dhexe uu ka koobnaanayo laba gobol oo dhamaystiran oo kala ah Mudug iyo Galguduud.

 

logadagnn