Fadhigii Maanta labada Gole oo Go’aamiyey Xil Ka Qaadista Gudoomiyihii Maxkamada Sare

Hargeysa (GNN)Fadhigii Maanta ee labada Gole Oo maanta si wada jira cod ugu qaaday Godoooyihii maxkamda Sare ee uu Madaxweyne Siilaany ka ka qaaday ayaa Cod midaysan ku meel mariyey in xilka qaadistiisa waxayna u Codeeyey 80 xildhibaan in Xilka laga qaado waxa Diiday 32 Xildhibaan Waxaana ka aamusay 12 Xildhibaan Sidaasi ayaa  laga qaaday Xilkii uu u hayey Qaranka Ee ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka.

Gudoomiyaha ayaa Xilka Hayey Tan iyo Intii ay Jirtay Xukuumada Axmed Siilaanyo, waxaana la filayaa Inuu Madaxweyne Siilaanyo Soo magacaabo Gudoomiye cusub maadaama aanay hada xilkaasi cidi hayn kadib xilka qaadistii Gudoomiyahii hore.

 

Loogada GNN