Daawo: Gudoomiyaha Guurtida oo ka hadlay kulanka Safiirka ingiriiska iyo waxa laga yeelayo mudo kordhinta ay sameeyeen.

Gudoomiyaha Gollaha Guurtida JSL mudane Suleyman Maxamud Aaden ayaa ka waramay kulan ay saaka la qaateen safiirka wadanka Ingiriiska u qaabilsan Somaliya oo saaka ay kulan la qaateen.

Gudomiye saleebaan waxa uu sheegay in go,aanka guurtidu sharci yahay.

Halkan ka Daawo.

 


logadagnn