Daawo: Gudoomiye Muse Bixi oo sharaxaya sida heshiisku udhacay,Isagoo duray ka bixitaanka xisbiga Wadani.

Heshiiska ay wada gaadheen sadexda xisbi qaran ee ahaa in bisha Nov 2016 ka doorashada la qabto oo markii danbe xisbiga Wadani ka cudurdaartay ,ayaa waxa ka hadlay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muse Bixi Cabdi .

Gudoomiye Biixi oo arintaasi sharaxaya halkan ka daawo.

logadagnn