Daawo: Hambalyada dadka aan u dhalan Somaliland ee ku kala nool Caalamka iyo Wadamada ay ka soo jeedaan

Daawo sida dadyow kala duwan oo caalamka ka soo kala jeedaa u hambalyaynayaan sanad guurada 24 aad ka soo wareegtay maalintii xorimada Somaliland.

Muuqaaladan oo ay soo ururiyeen, soona saareen ardayda  iyo maamulka Somaliland ee wax-ka-barta Gobolka Shangdon ee wadanka China. Waxaanan leenahay dedaal weyn ayaad muujiseen aad baanan idiinka mahadcelinaynaa, waana talaabo ku dayasho mudan.

 

 

 
Gabiley News Network