DAAWO: Kaftan Gudomiye Faysal Cali Waraabe oo Caawa dadkii qosol kuraasta ka daateen.

Gudoomiyaha xisbga UCID mudane Faysal Cali Waraabe oo caawa ka hadlayay xaflad lagu soo bandhigay buug uu taariikhda iyo suugaantii Abwaan Gaariye ka qoray qoraaga C.raxman Guri Barwaaqo ayaa dadka aad uga qosliyay,waxaanu erayo kaftan ah ku tuuray wasiirka Maaliyada marwo Samsam iyo  saaxiibadiisa labada Gudoomiye ee Kulmiye iyo Wadani oo dhamaantood  madasha fadhiyay .

Halkan ka daawo,

logadagnn