Daawo: Kala xidhankii Wadada Wadnaha Hargeysa dhexdeeda ee Roobkii Maanta + SAWIRO.

Hargeysa (Gabiley.net) Sidaynu ognahay magaalada Hargaysa ma laha meel hoose oo biyuhu maraan, intii yarayd ee ay hoose mari jireen ee la odhan jiray xaarwaduhu ciid ayaa buuxisay, markaa maxaa dhacay inay biyihii badhtamihiii Suuqa Hargeysa ee waliba wadadii Wadnaha ahayd sidan oo kale ku dhacdo oo baabuurtii mari kari waydo iska daa dadkiiye.

Haddaba maxaa la gudboon dawladda Hoose ee Magaalada Hargeysa si aanay tan oo kale dib u dhicin inay ka jeefignaadaan in aanay mar kale waxan oo kale magaalada ka dhicin shaqada dawladda hoose waa ka kaw inay wadooyinka sifeeyaan.

roob roob1 roob2 roob4 roob5 roob6

 

Gabiley News Network