DAAWO: Khudbadii uu wasiirka Duulistu ka jeediyay munaasibada xadhiga lagaga jarayay mashaaricda Madaarka Hargysa.

Halkan ka Daawo wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland oo maanta Khudbad dheer ka jeediyay munaasibada furitaanka mashaariic laga hirgaliyay madaarka Magaalada Hargaysa ee Cigaal International Airport.

logadagnn