DAAWO : Kulankii uu wasiirka Arimaha Dibadu uu la yeeshay jaaliyada Norwey iyo su,aalihii la waydiiyay oo uu ka jawaabay.

Wasiirka arimaha dibada Somaliland mudane Maxamed Biixi Yoonis oo socdaal ku joogay wadanka Norwey ayaa kulan la qaatay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqankaa wadankaasi,waxanu ka jawaabay su,aalo ay halkaasi ku waydiiyeen.

Halkan ka daawo kulankaasi iyo sida uu udhacay.

Gabiley.net