DAAWO : Mo Farah oo mar kale wacdaro dhigay ,kuna guuleystay 1000m wadanka Maraykanka.

Orodyahanka ree Somaliland ee u orda wadanka Britain Mohamed Farah ayaa mar kale ku guuleystay bilada dahabka ah ee 10000m,tartanka Nike Pre Classic Diamond League,oo xalay 29 May 2015 ka qabsoomay Eugene USA.

Mohamed  Farah ayaa ka adkaaday orodyahano ka socday Kenya iyo Ethiopia .

Halkan ka daawo wacdarihii xalay ee Mohamed Farah.

logadagnn