Daawo: Muj.Mohamed Kahin oo isaguna sharaxaya shirka iyo sida wax u dhaceen.

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Muj.Maxamed Kahin Axmed ayaa isaguna dhiniciisa ka hadlay shirka maanta ,waxii kasoo baxay ,sababta ay laba cisho oo kale u qabsadeen iyo sababta Wadani u cadhooday.

Halkan ka daawo.

logadagnn