DAAWO: Qosolka Gudoomiye Cirro oo ka dareen celiyay kaftankii Gudoomiye Faysal Mid kalana Muuse biixi ku riday.

Akhriste hadii aad hore u daawatay Kaftankii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku ganay C,raxman Cirro iyo Muuse Biixi,waa kan Gudoomiye Cirro oo isaguna markiisa hadalka qaatay kana dareen celiyay hadalkii faysal isla markaana mid kale kusii tuuray saaxiibkii Muse Biixi oo hadalka uga danbayn doona.

Daawasho wacan.

logadagnn