Daawo: Qosolka Riwaayada Qurbe Joog oo ay jilayaan carruur ree SL ah oo ku dhalatay Wadanka Ingiriiska

Daawo Ruwaayad Qurba Joog oo ay jilayaan carruur ku dhalatay Magaalada Bristol ayna soo saareen maalintii 18 May 2015 ee Xornimada Jamhuuriyadda Somaliland iyo af-somaliga ay ku hadlayaan.

 

logadagnn