DAAWO Muuqaal :Somaliland N.Team oo wacdaro ka dhigay ciyaarahii jaaliyadaha Africa ee UK+SAWIRO

Somaliland oo wacdaro ka dhigtay ciyaarahii jaaliyadaha africa ee ukoo ah markii u horeysay oo ay koox somaliland ahi ka qaybgasho. Somaliland ilaa hada waxay ciyaartay 4 ciyaarood oo ay sedex badisay.
Nigeria oo ay 1-0 kaga badisay. Kenya oo ay 1-0 kaga badisay iyo Ruwanda oo ay kaga badisay 4-0. Waxa qudha oo ka badisay Burindi oo ku badisay 5-3.