DAAWO: Sh.Aaden Siiro oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.

Boqolaal ka mid ah shacabka magaalada Hargaysa iyo masuuliyiin xukuumada ka tirsan ayaa saaka si balaadhan ugu soo dhaweeyay wadanka sheekha caanka ah ee Sh.Aaden xaaji Maxamuud (Aaden siiro) oo in muddo ah xanuun dibada ugu maqnaa.

soo dhaweynta ka dib sheekha waxa loo soo gudbiyay dhinaca hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa ,halkaas oo uu kala hadlay dadkii soo dhaweeyay.

Halkan ka daawo.

logadagnn