DAAWO: Siyaasi Boobe Yusuf Ducaale oo Hal abuuray Gabay uu wakhtiga kaga hadlayo.

Siyaasiga Boobe Yusuf Ducaale ahna qoraa caan ah oo inta badana arimaha suugaanta iyo taariikhda wax ka qora ,ayaa xalay isagoo ka hadlayay munaasibad lagu xusayay taariikhda iyo suugaantii Allah  ha u naxariistee Abwaan Gaariye waxa uu tiriyay tix gabay ah oo uu kaga hadlayo faaiidada ku jirta in wakhtiga laga faaiidaysto.

Halkan ka daawo.

logadagnn