DAAWO: Wacdarihii Xalay ee Abwaan Weedhsame iyo Maansooyin dareen taabad leh oo uu soo bandhigay.+ SAWIRO

Kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen boqolaal dhalinyarada ree Hargeysa ayaa xalay lagu qabtay Huteel ka Maansoor ee magaalada Hargaysa.

Kulanka oo loogu magac daray Habeenka waadiga Suugaanta Abwaan Weedhsame ayuu abwaanku kusoo bandhigay maanso cusub oo la magac baxday Himilo oo ka turjumaysa xaalada dalka ee maanta iyo maansooyin kale oo dareenka iyo shucuurta dadka aad u taabtay .

Halkan ka daawo barnaamijkaasi oo dhamaystiran iyo sawiro xiiso leh.

qslqaqbqcqdqeqfqqqrqslqtqw

3

logadagnn