Daawo: Xisbiga Wadani oo ka baxay Wadahadalkii usocday xukuumada iyo mucaaridka.

Wada hadalada u dhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo la rabay in xal laga gaadho mudo kordhinta Guurtida ayaa maanta ka dhacay guriga uu dagan yahay madaxweyne ku xigeenka SL mudane Saylici.

Hadaba waftgii matalayay Xisbiga Wadani ayaa shirkii kasoo baxay waxaanay sheegeen in aan wax natiijo ah la gaadhayn.

Halkan ka Daawo.

logadagnn