DAAWO: Wasiir Warancade oo si adag uga soo horjeestay Mudaaharadka Wadani,Sheegayna cidda masuuliyada qaadaysa.

Wasiirka arimaha gudaha JSL mudane Cali Maxamed Warancade oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa  ayaa si adag uga soo horjeestay mudaharaadka ay ku baaqeen xisbiga Wadani ,waxanu sheegay in waxii ka dhaca ay masuuliyadeeda iyagu qaadi doonaan.

Halkan ka daawo hadalka wasiirka.

logadagnn