DAAWO: Wasiir Xaglo Toosiye oo Khudbad dheer ka jeediyay magalada Copenhagen wadanka Denmark,munaasibada xuska 18ka May.

Wasiirka wasaarada caafimaadka JSL mudane Suleyman Cise Axmed Xaglotosiye ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanysa ka jeediyay magaalada copenhagen ee caasimada wadanka Denmark,munaasibad lagu xusayay sanad guurada 24 aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida JSL.

Halkan ka daawo.

logadagnn