DAAWO: Xisbiga UCID oo faahfaahiyay kulankii shalay ee Guurtida,iskana fogeeyey mudaaharaadka Wadani +C.raxman Cirro waa khiyaanoole

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID mudane Faysal Cali Waraabe iyo gudoomiye xigeenka sadexaad Cali Gurey ayaa saaka shir jaraaid oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa faahfaahin kaga bixiyey kulankii shalay ee Guurtida iyo mowqifkooda muddo kordhinta.Gudomiye Faysal ayaa sheegy in hadii Guurtidu ay dhaafiso bisha Nov 2016 ay iyaguna mowqfikoodii hore ee 1 da June 2016 kusoo noqon doonaan.

Dhinaca kale Cali Gurey ayaa sheegay in aanay ku jirin mudaharaadka  xisbiga kale ee Wadani ku baaqay ,waxanu Gudoomiye Cirro ku tilmaamay nin Khiyaanoole ah.

Halkan ka daawo hadalada masuuliyiinta.

logadagnn