DAAWO: Xisbiga Wadani oo sheegay inay ka noqdeen heshiiska Sadexda Xisbi ,Gudomiye cirro oo sobobeeyay.

Sadexda Xisbi qaran ee SL ayaa isla ogolaadey oo sheegaya in doorashada la qabto bisha Nov 2016 ka ,hase yeeshee xisbiga Wadani ayaa heshiiskaasi ka baxay iyaga oo sheegay in aanay haysanin kalsoonida Gollaha guurtida .

Halkan ka daawo gudomiye Cirro oo arintaa ka hadlaya.

logadagnn