DAAWO :Ciyaar Xiisaleh oo Dhex Martay Kooxda Ciyaaraha ee Somaliland N.Team UK iyo Koox Ka Soctay Srilanka iyo Cida Guushu Raacday + SAWIRO

Kooxdan oo ka mid ah urur ciyaaraha dhalinyarada Somaliland ee kala duwan ka mid ah oo ka ciyaara heer sareeya ayaa waxa ay ciyaar ay ku xusayaan 18 May oo saaxiibtimo la xiyaareen koox kale oo aad u saraysa oo la yidhaa Tamil Ealem oo reer Sir Lanka ah oo London ka dhisan. Ciyaaran oo la ciyaaray 17/05/2015 kii ayaa soo ban dhiga yciyaar aad u xiiso badan oo guul cajiiba soo hooyey.

 


 

 

 

logadagnn