Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha SL oo dalka kusoo laabtay kana waramay safarkiisii.

Wasiirka Arimaha Gudaha JSL oo baryahan dalka ka maqnaa ayaa maanta dalka kusoo guryo noqday ,waxanu ka waramay safarkiisii iyo waxyaalaha usoo qabsoomay.

Gabiley.net