DAAWO:Wasiirka Warfaafinta oo hortagay Gudida ka hortaga Musuqa ee Golaha Wakiilada.

Wasiirka wasaarada warfaafinta JSL ,ku xigaeen kiisa iyo dhamaan agaasimayasha wasaarada warfaafinta ayaa maanta hortagay Gudida Golaha wakiilada u qaabilsan Ilaalinta hantida qaranka iyo ka hortaga musuqmaasuqa .

Halkan ka daawo gudoomiyaha gudidaasi Xildhibaan Obama iyo wasiir Cukuse oo arintaasi ka hadlaya.


logadagnn