DEG DEG..DAAWO: Gudoomiyaha Guurtida oo si adag uga horyimi heshiiskii xalay xisbiyadu gaadheen.

Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Suleyman Maxamuud Aaden ayaa si adag uga hor yimi ,heshiiska ay xalay isla gaadheen xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ee lagu soo afjaray khilaafkii ka dhashay mudo kordhinta guurtida.waxaanu sheegay in heshiiskaasi yahay mid sharciyada baal marsan .

Halkan ka daawo gudoomiye suleyman oo arintaasi ka hadlaya.

logadagnn