DAAWO:Golaha Guurtida Somailland Oo Maddaxweynaha iyo Baarlamaanka u kordhiyey Sanad iyo Toban bilood

War imilka na soo gaadhey ayaa sheegaya in xukuumada Somailand maanta loo kordhiyey wakhti dhan Sanad iyo Toban bilood bilood.

Kordhinta ayaa bilaabmeysa 27/06/2015 ilaa 27/04/2017 Taas oo khuseysa Golaha Wakiilada iyo Madaxweynaha halka golaha guurtidu ka danbeyn doono hal sano oo noqoneysa 27/04/2018

Golaha guurtida ayaa saaka aroortii bilaabey dooda qorshan mudo kordhinta.

Dhinaca waxa saaka lagu wareejiyey ciidan booliis ah xarunta guud ee Xisbiga mucaadka ah ee Wadani oo isagu gaashaanka ku dhuftey heshiis ay gaadheen xisbiyada oo sheegayey in ay isku raaceen mudo kordhin wakhtigeedu ahaa sanad iy afar bilood.

Hadaba warkan oo faahfaahsan kala soco Gabiley.Net Goor dhow.

Gabley News Network (GNN)