Maxaa ka jira in Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow uu ka ganacsado Foolka Maroodiga ee aan caalamka laga ogalayn?

Boqor Cismaan Maxamuud ayaa lagu eedeeyey in uu ka ganacsado Foolka Maroodiga ee ay ka ganacsigiisgu tahay mid aan la ogolayn sharciga caalamiga ah.

Bal nala daawo Boqor Axmed Maxamed Xasan (Boqor Madmadow) oo arrintaa iyo arrimo kale ka hadlaya.

 

Gabiley News Network