MO FARAH oo Muuqaal hambalyo ah oo ku saabsan 18 May 2015 soo diray

Orodyahanka reer Somaliland ee caanka ah Mo Farah oo soo duubay muuqaal uu ku hambalyeynayo shacabka Somaliland munaasibadda 18 May 2015, sanad guurada 24aad ee ka soo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay Jamhuuriyadda Somaliland.

 

 

 

 

Gabiley News Network