Somaliland Oo Qaadacday Tiro Koobkii Xukumadda Muqdisho Shalay oo Mala Awaashay.

Hargeisa (GNN)-Xukumadda Somaliland, ayaa qaadacday sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 oo ay soo bandhigtay Xukumadda Somalia oo kaashanaysa Hay’addaha qaramada midoobay ee UNFPA iyo UNHCR.

Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ganafka ku dhuftay qiyaasta dadka Somaliland ku jirto ee lagu soo bandhigay Somalia.

Wasiirka oo shir jaraa’id saaka ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in

Hargeisa (BurcoOnline) 27.05.2015 Xukumadda Somaliland, ayaa qaadacday sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 oo ay soo bandhigtay Xukumadda Somalia oo kaashanaysa Hay’addaha qaramada midoobay ee UNFPA iyo UNHCR.

 

Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ganafka ku dhuftay qiyaasta dadka Somaliland ku jirto ee lagu soo bandhigay Somalia.

Wasiirka oo shir jaraa’id saaka ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in sahankaasi yahay mid aan khusayn bulshada Somaliland ku nool, isagoo sheegay in gol-daloolooyin ku jiraan islamarkaana markii la samaynayay ay u haysteen mid Somaliland u gaar ah balse hadda aanay ogolayn qiyaastaasi.

Wasiirku waxa uu sheegay in tiro koobka ay soo bandhigtay Wasaaradda Qorshaynta Somalia inay iyaga ku kooban tahay oo kaliya, balse ka duwan tahay ta laga samayey deegaanada Somaliland oo Xogteeda ay gacanta ku hayso wasaradda Qorshaynta

somaliland.

yahay mid aan khusayn bulshada Somaliland ku nool, isagoo sheegay in gol-daloolooyin ku jiraan islamarkaana markii la samaynayay ay u haysteen mid Somaliland u gaar ah balse hadda aanay ogolayn qiyaastaasi.

Wasiirku waxa uu sheegay in tiro koobka ay soo bandhigtay Wasaaradda Qorshaynta Somalia inay iyaga ku kooban tahay oo kaliya, balse ka duwan tahay ta laga samayey deegaanada Somaliland oo Xogteeda ay gacanta ku hayso wasaradda Qorshaynta somaliland.

 

logadagnn