U codee Ahmed Duale oo u sharaxan Golaha Deegaanka Bristol

Ahmed Duale waxa uu ka sharaxan yahay xisbiga talada Dalka UK haya, waana Somaligii ugu horeeyey ee Iska soo sharaxa xisbigan.

Nala Dawo waraysigan oo uu si faahfaahsan ugu sharxayo waxyaabaha uu ku doortay xisbiga Conservatives.

Gabiley News Network