Wada hadalkii mucaaradka iyo xukuumada oo mar kale dib u dhacay…Daawo mucaaridka oo Go’aano hor leh ku dhawaaqay.

Wada hadalkii u dhexeeyay labada xisbi mucaarad iyo xisbiga Kulmiye iyo xukuumada oo isku dhan ah ayaa maanta mar kale dib u dhacay ,waxana dib udhigistaa codsaday madaxweyne ku xigaha Somaliland mudane C.raxmaan Saylici oo isagu wada hadalada xisbiyada dhexdhexaadinayay,waxanu codsaday in maalin kale loogu darao oo wada hadalku dib u furmo maalinta bari ah .

Dhanka kalena xisbiyada mucaaridka ayaa arintaasi aqbalay ,waxanay ka digeen in hadii kulanka bari wax natiijo ahi kasoo bixi waydo ay iyaguna go,aankooda gaarka ah qaadan doonaan.

Halkan ka daawo-


logadagnn