Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka oo ka hadashay kulankii John Kerry ee Masaajidka dhexdiisa iyo Madaxda Jabuuti

Washington (Gabiley.net) Waxa qoraal kooban oo saxaafadda loo qaybiyey lagu sheegay in Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanku Masaajid dhexdii kula shiray Wasiiro, Imaamyo iyo dhallinyaro muslimiin ah. Qoraalkaas koobkan waxa uu u qornaa sidan:

“Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka Adan Xasan Addan, Imam Cabdi macalin iyo dad kale oo ka tirsan Golaha Imaamyada dalka Jabuuti gudaha Masaajidka Salman ee Jamhuuriyadda Jabuuti 6 May 2015.

Waxa kale oo uu John Kerry gudaha Masaajidka kula shiray, kulana sheekaystay dhallinyaro Musliminta Jabuuti ah”.

Wixii warar ah iyo wada hadalkoodaa waxa ka soo kordha kala socod Gabiley.net.

jibouti jibouti1 kerry dbjibouti

 

Gabiley News Network