Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo soo dhoweeyey Wufuudii iyo Warbaahinta caalamka ee ka qayb qaadatay 18 May

Hargeysa (Gabiley.net) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa soo dhoweeyey wufuud heer sare ah iyo dhammaan warbaahintii caalamiga ahayd ee maanta goob jooga ka ahayd inay tebiyaan xafladdii 18 May 2015 ee 24 Guurada Qaranimada JSL.

Xafladan oo caawa ka dhacday Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Gabiley.net

biixi

 

Gabiley News Network