Xafiiska Ingiriisku Ku Leeyahay Magaalada Hargaysa oo Ka Hadlay Doorashooyinka Somaliland

War-murtiyeed ka soo baxay Xafiiska Ingiriisku ku leeyihin magaalda Hargeysa oo nuqul ka mid ah soo gaadhay xafiiska wararka  hctv  ayaa lagu sheegay in beesha caalamku soo dhaweynayso xilliga ay doorashada iyo Diiwaangalinta codbixiyaaasha u mudeeyeen komishanka doorooashooyinka ee qaranka Somaliland

War murtiyeedkani ayaa sidoo kale lagu sheegay in xubno matalayay wadamada beesha caalamka ay soo gaadheen Hargeysa iyagoo kulamo la qaateen madaxweynaha Somalialnd, sadexda xisbi qaran iyo golaha Guurtida iyadoo kulamadaasi xooga lagu saarayay sidii doorashadu ugu dhici lahayd waqtiga komishana doorashoyinku u qorsheeyeen , waxa sidoo kale ay ku xuseen in hadiiba ay timaado muddo kordhin ka badan xilliga komishanku iclaamiyeen in ay noqoneyso   mid dhaawaceysa kalsonida shacabka iyo mida beesha caalamku ay u hayaan xukuumada Somaliland

Warqadani ka soo baxday Xafiiska Ingiriiska ee Somaliland ayaa lagu sheegay in beesha caalamku u taagan yihin taageerada ay Somaliland ka siiyaan dhinaca hanaanka Dumuqraadiyada

British Office
Hargeisa

01 May 2015

SUBJECT: SOMALILAND PARLIAMENTARY AND PRESIDENTIAL ELECTIONS

1. The International Community welcomes Somaliland’s National Election
Commission’s announcement of a timeline for the voter registration process and
a June 1, 2016 date for the Presidential and Parliamentary elections. We
commend the National Election Commission for abiding by its constitutional
mandate to submit an electoral timeline to the President based strictly on a
technical process.

2. The International Community have been consistently reassured to hear the
importance that all parties place on following the electoral timeline proposed by
the National Election Commission. In a recent visit to Hargeisa, members of the
International Community met with a cross-section of key stakeholders (the
President, all three Political Parties, and the Guurti) to underline the need to
reach the political consensus necessary to facilitate the completion of the voter
registration process and to ensure elections take place in June, 2016. Any further
delays, not based on technical reasons, will harm public and international
confidence in Somaliland’s democratization process.

3. The International Community stands ready to support Somaliland’s
democratization process.

ON BEHALF OF THE INTERNATIONAL COMMUNITY AND DEMOCRATISATION STEERING
COMMITTEE