Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatada Waaweyn oo ku heshiiyey in kaliya wax lagu kala iibsado lacagta Somaliland.

Shir jaraaid oo magaalada Hargeysa ku qabteen wasiiro iyo ganacsato Sheegen In wada-hadalada arintan lagaga wada xaajoonayey Ay U Socdeen Muddo Laba Bilood Ah  Kagana Hadlayeen Sidii Wax Looga Qaban Lahaa Kor U Kaca Sarifka Lacagta Dolarka  Go,aankan Ay Maanta Ku Dhawaqeena Uu Yahay Mid Ay Isla Waafaqen Una Arkeen In Uu Xal U Noqon Karo Dhamaan Arimahaas Aanu Kor Ku Xusnay .

 

logadagnn