DAAWO: Afhayeenka Guurtida Indho indho oo digniin culus u diray Puntland , Go’aanka Guurtidana ku tilmaamay mid lama taabtaan ah..

Afhayeenka Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland mudane Cabdiqadir indho indho ayaa digniin culus u diray maamulka Puntland oo ciidamo keenay deeganka Tukoraq.
Dhinaca kale afhayeenka ayaa ka hadlay go,aankii Guurtida oo uu sheegay inuu yahay mid lama taabtaan ah.
Halkan ka Daawo