Daawo: Gudomiye xigeenka 1aad ee wakiilada oo ka hadlay Go,aankii guurtda iyo Heshiiska beelaha Burco iyo Buhoodle .

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha wakiilada JSL mudane Baase Maxamed Faarax ayaa markii u horysay ka hadlay khilaafkii ka dhashay Go,aankii Guurtida iyo heshiiska beelaha walaalaha ah ee Qori lugud iyo Buuhoodle

Halkan ka Daawo
.

logadagnn