DAAWO: Gudoomiye Cirro oo Hadhimo Sharafeed ku maamuusay Madaxweynihii hore Dahir Rayaale + SAWIRO.

Gudoomiyaha xisbiga wadani mudane C.raxman Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin .
Halkan ka Daawo hadaladii madasha laga jeediyay.