DAAWO: Gudoomiye Ramaax oo ka hadlay dadkii loo xidhay arinta Buurta Siimoodi oo la dhameeyay.

Gudoomiyaha gobolka Awdal maxamud Saleban Ramaax ayaa ka hadlay dad loo xidh xidhy khilaaf ka jira Buura Siimoodi oo macdan laga qodayay iyo dad loo xidhxidhay oo maanta la sii daayay.

dhinaca kalena suldaanka dadka la xidhy ayaa sheegay in ay arinta si fiicn u dhamynayaan

Halkan ka Daawo.

logadagnn