Daawo: Madaxweynaha iyo waftigiisii oo dalka kusoo laabtay kana waramay waxii usoo qabsoomay+Sawiro Qurux badan.

Madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka kusoo laabtay ka dib markii ay soo dhamaysteen safar 8 cisho ah oo ay ugu maqnaayeen wadanka Imaaraatka carabta

 

 logadagnn