DAAWO : Muwaadinad Qiiro wadani nimo darteed ilmaysay.

Hoodo Ayaan Suldaan Aaden waa gabadh da,a yar oo wadaniyad ah ,waana gudoomiyaha xarunta akhriska iyo qoraaalka ee Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa .

Hoodo Ayaan oo ka hadlaysay kulan la magac baxay War iyo Wacaal oo xog hayaha madaxtooyada JSL Sharmaarke Geele oo ah wiil aad u firfircoon uu kaga waramay wadamada Yurub iyo waxii uu kusoo arkay ayaa Hoodo oohin xajin wayday ,waxany ka warantay sida loogu baahan yahay in waxyaalaha aynu ka hadlayno ee wanaag ah aynu ficil ugu badali lahayn.

Halkan ka daawo.

 

logadagnn